Somaliland ayaa Ku Dhawaaqday in Salaad Roob-doon Laga Tukan Doono Dhamaan Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Maanta ku dhawaaqay in Maalinta Axadda ah ee Toddobaadka soo socda Gobollada Somaliland laga oogi doono Salaad Roob-doon ah, maaddaama oo Raxmaadkii Alle dib u dhacay, Biyo la’aana ka jirto inta badan Degaannada Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.