Qarax Ka dhacay Magaalada iyo Askar dhaawac kasoo gaaray

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa Caawa qarax  lagula eegtay gaadiid ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Magaalada Boosaaso.

Sida wararka nagu soo gaarayaan Qaraxaan ka dhacay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku dhaawacmay Askar ka tirsan Ciidamada Xasilinta ee Magaalada Boosaaso dhawaan la geeyey si ay u sugaan Amniga .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.