Daawo:Madaxwayne Waare ayaa beeralayda Hirshabeele ugu baaqay iney maalgashi Kusameeyaan Warshadaha yaryar

Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa kudhiirigeliyay Beeraleyda Bariiska ee Hirshabelle iney maalgashi Kusameeyaan Warshadaha yaryar ee hagaajiyo Bariiska Silooga kaaftoomo Bariiska dibada laga keeno ee Dalka lagu Cuno,

waxa uu kasheekeeyay faa’iidooyiinka uu uleeyahay dadka iyo Deegaanka Beerista Bariiska oo hada la ogaaday in afar nooc oo kamid ah noocyda Bariiska lagu Beeri karo Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.