Daawo:Haweenka Muqdisho oo bilaabay inay raashiin iyo sahay gaarsiyaan Ciidanka Qalabka sida

Haweenka Muqdisho ayaa waxay bilaabay inay raashiin iyo sahay gaarsiyaan Ciidanka Qalabka sida ee ku jira howlagalada kooxaha nabad diidka ah looga sifeenayo goballada ay ku dhumaaleysanayaan gaar ahaan Ciidamadii la wareegay degaanada Sabiib iyo Caanoole ee Shabeellaha Hoose.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.