Shirkii Gudoonada Barlamaanada dalka oo Garoowe ka furmay

Cawad

Magaalada Garoowe Caasimadda maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa ka furmay Shirki Barlamaanada dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoonka Baarlamaanada dowlad Goboleedyada dalka ka jira iyo dowladda Dhexe kuwaasi oo shalay gaaray Garoowe.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa warbaahinta u sheegay in rajo wanaagsan uu ka qabo in Shirka ay kasoo baxaan qodobo lagu sii dar dar geliyo wada shaqeynta iyo iskaashiga Golayaasha sharci dejinta ee dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.