Madaxweyne Lafta Koonfur Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo kuxigeenkiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.