Daawo:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo Axmed madoobe Digniin u idiray

cabdifitaax

Wafdi balaaran uu hogaaminayo Murashax madaxweyne dowlad Goboleedka Jubbaland xildhibaan Cabdifataax maxamed Cali ayaa gaaray magaalada kismaayo.

Murashaxa Madaxwaynaha Jubbaland xildhibaan cabdifatax ayaa sheegay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxweyne ee dowlad goboleedka Jubbaland, waxuuna ugu dambayntii u sheegay Musharaxa Madaxwaynaha Juubaland hadii caburinta iyo caga juglaynta laga dayn waayo waxaa tageynaa deegaanada kale ee jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.