Gudi ubadan dambiilayaal iyo Shabaab ayaa loo dhaariyey Doorashada Jubbaland

jubbaland

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka qayb galay dhaarinta Xubnaha gudiga Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland oo isagu soo magaacabay kuwaas oo Taageero ka haysan Bulshada Jubbaland.

Gudigaan Axmed maoobe soo magcaabay ayaa waxay ubadan yihiin dad ka tirsanaa kooxda Argagixisada shabaab kuwaaas oo dhibaatooyin kala duwan u gaystay bulshada soomaliyeed iyo kuwa dilal ka gaystay deegaanada Jubbaland.

Gudigaan sida Fowdada ah axmed madoobe ku soo qortay ayaa ah kuwa ka shaqeynaya danta Hogaamiyaha fashilmay ee Axmed madoobe,.

Waxgaradka iyo siyaasiyiinta Jubbaland ayaa horey udiiday Gudigaan doorashada ee Axmed mdoobe soo magacowday asagoona kala tashan Bulshada Jubbaland waana isku daygii ugu dambeeyey ee axmed madoobe ku dheeraysanayo Xukunkiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.