Daawo:Ciidanka amniga ayaa gacanta ku soo dhigay keydkii ugu weynaa ee hubka argagixisada Alshabaab.

hub

Ciidanka amniga Soomaliya ayaa gacanta ku soo dhigay keydkii ugu weynaa ee hubka argagixisada Alshabaab kaas oo laga helay ceelasha biyaha oo ah duleedka Magaalada Muqdisho.

Waxaana hubkaan laga soo saaray godad lagu aasay oo ku yaalla Ceelasha Biyaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.