Madaxwayne farmaajo ayaa ka hadlay Sababta qaraxyada uga dhacayaan Muqdisho

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta salaaddii Jimcaha keddib ka hadlay Masjidka Shuhadada ee Villa Somalia ayaa bogaadiyay hawlgallada ay wadaan Ciidanka Xoogga Dalka iyo garab istaagga ay shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen hawlgallada socda.

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa ugu baaqay shacabka Soomaliyeed inay ka qabtaan sidii amniga dalka lagu sugi lahaa, Madaxwayne farmaajo ayaa waxaa kaloo ka kahdlay sababaha qaraxa Muqdisho uga dhacayaan inay tahay in ladhaho Muqdisho Amni ma ahan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.