Daawo:Tartan lagu Xusaayo Maalinta Nabada ayaa Lagu qabtay Muqdisho

Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay tartanka orodka gaaban ee kaasi oo lagu xusayo maalinta horumarinta ciyaaraha iyo nabadda aduunka iyo maalinta ciyaartooday Soomaalliyeed.

Tarnkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda ciyaaraha iyo dhalinyarada dowladda Soomaaliya waxaana ka qayb galay Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhallinyarada xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.