Daawo:Puntland oo 15 Sano xariga ku xukuntay Dhalinyaro Batariyo Xaday

xabsi

Maxkamada Darajada Koobad Ee Gobolka karkaar oo xukun ku riday dhalinyaro lagu lagu soo eedeyay inay la baxeen batteriyaasha baalasha ifka siiya xaafadaha Magaalada Ee ku shaqeeya tamarta cad keeda.

Dhalinyaradaan ayaa waxaa lagu xukumay 15 xariga kiiba iyo 1000 Doolar oo ganaaxa iyo ayakoo bixiya qasaarihii ay u geysteen Layrarka Cadceeda ku shaqeeyo kuwaas oo bilicda Mgaalada qayb ka ahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.