Daawo:Ganacsade Axmed Cismaan ayaa iska Difaacay hadaladii kasoo yeeray Madaxtooyada Somaliland

Ganacsade Axmed Cismaan Geelle ayaa Soo Saaray Qoraal uu kaga Jawaabayo Warkii Xalay kasoo Yeeray Madaxtooyada Somaliland taas oo ay kusheegen inuu lacag kala soo goostay Dalka Jabuuti, Somalilandna aysan ahayd meel ay kusoo dhuuntaan dambiilayaasha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.