Daawo:Ciidamada Xooga Dalka ee Kusugan Gobolka Gedo ayaa mushaar La’aan ka cabanaya Balse diiday inay baneeyaan Furimaha Dagaalka.

Ciidanka Xooga dalka Soomaliya Ururka 48aad Guutada 10aad Qaybta 43aad ee kusugan Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegen inaysan Mushaar qaadan Bilihii lasoo Dhaafay.

Ciidanka Xooga dalka Soomalliyeed ee Degmada buurdhuubo ayaa waxay sheegeen inaysan kasoo baxay Goobaha ay Difaaca kaga Jiraan balse waxay dowlada Soomaliya ka codsanayna anakoo difaacayaga ku jirno in lasoo gaarsiiyo xuquuqdanada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.