Daawo:Maxkamadaha Puntland oo lagu eedeeyey inay ka qayb qaataan fasahaadka

qamro

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa eedeyn u jeediyo maxkamadaha Racfaanka Puntland waxuuna sheegay inay ka qayb qaataan fasahaadka ayakoo u fududeeya Xukunka lagu rido dambiilayasha Qamriga soo galiya Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.