Daawo:Haweenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo is doortay ayadoon codayn dhicin

aqalkasare

Xubnaha Haweenka ee Golaha Aqalka Sare oo ka kooban 13 ayaa doortay Gudoomiye, Labo Gudoomiye ku xigeen, Xoghaye iyo Qasnaji, doorashada Ururka Haweenka Aqalka Sare waxa ay ka dhacday Xarunta Aqalka Sare ee dagmada Shibi.

Doorashada ayaa ahayd mid aan horey loo arag sabatoo ah cidna ma codayn haday ahaan lahayd Gacantaag ama Saduuq codaynta lagu rido

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.