Daawo:Aqoon yahay Somaliyeed oo kamid noqday Councilada London

kasim

Aqoon yahan Kasim Maxamed Cali ayaa waxaa loo dooratay Councellerka
Dalgarno ward oo katirsan xaafada the Royal Borough of Kensington and Chelsea oo kamida xaafadaha Magaalada London ee caasumada Ingiriiska.

Counciller Kasim ayaa waxuu horay u ahaan Jiray lataliyaha Xaga Horumarinta Madaxwaynhihii hore ee Soomaliya Xasan Shiiq waxuuna ahaa xubin fir fircoon oo ka tirsan Jaaliyada Soomaliyeed ee Uk.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.