Daawo:Axmed madoobe oo ka hadlay Balantii ay galeen Madaxwayne farmaajo

axmedmadoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland kadib dhowr maalmood oo kulamo kula lahaa Magaalada muqdisho Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Kulamadaas dhex maray Madaxwayne farmaajo iyo Hogaamiyaha Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay doorashada Madaxwaynaha iyo baarlamaanka Jubbaland iyo sidii loo xalin lahaa qilaafka ka dhexjiray Axmed madoobe iyo Dowlada federaalka ah ee Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.