Booliska Oo Sheegay Gaari Qarxa Laga Soo buuxiyay uu ku jiro Magaalada Muqdisho

Taliye ku xigeenka Ciidammada Booliiska Soomaaliya Jeneraal Zakiya Xuseen Axmed oo sheegtay in ciidanka Amniga ay Miinooyin ka soo saareen deegaanka Weedoow, Sidoo kale waxa ay digniin ka jeedisay Gaari nooca Baraado ah oo la tuhunsan yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.