Daawo:Maamulka gobolka Banaadir oo kafaala qaaday nolasha reerkii uu ka baxay Darawalkii Mooto Bajaajka

yariisow

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxuu aqalka dowlada hoose Xamar ku qaabilay qoyska marxuum Ibraahim Aweys Maxamed oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed ku shaqeysanayay mooto Bajaaj kaas oo shalay Muqdisho lagu dilay.

Gudoomiye Yariisow ayaa u balan qaaday qoyska marxuumka in maamulka gobolka Banaadir kafaala qaadayo nolasha reerkii uu ka baxay marxuum Ibraahim Aweys maxamed waxaan sidoo kale u balan qaadnay in hey’addaha amniga ay gacanta kusoo dhigi doonan gacan ku dhiiglihii dilka geestay si cadaalada loo marsiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.