gedotimes.com
Daawo:Gabar La xiray kadib Markii looga shakiyey iney tahay nin Qurbajoog ah
Booliska xasilinta Magaalada Muqdisho ayaa xiray kuna qaldamay Faizo Dhocob Gudoomiyaha difaacayaasha xuquuqda aadanaha Soomaaliya Kadib markii ay sheegeen iney uga shakiyeen iney nin tahay.