Daawo:Ciidamada Danab oo sheegay inay Qarxiyeen booyadii qaraxa waday

danab

Afhayeenka Howlgallada XDS Dhamme Cabdi Cali Raage oo SNTV u sheegay in ay qabteen gaari Booyad ah oo ay argagixisadu ku soo xireen Qaraxyo, ciidankuna ay mel cidlo ah ku Qarxiyeen, sidoo kalena ay la wareegeen deegaanno hor leh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.