Kooxda Argagixisada Shabab oo duqayn loogu gaystay Bu’aale

diyarad

Wararka naga soo gaaraya degmada Bu’aale ee Gobalka Jubada Dhexe ayaa soo sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen degaano hoos yimaada xarunta Gobalka Jubada Dhexe ee Bu’aale.

Diyaaradaha duqaynta fuliyay ayaa la sheegay in ay dhowr Gantaal ku dhuftayn goobo tuulooyin ah oo la sheegay in ay daganayeen Al-shabaab.

Diyaaradaha Maraykana ayaa duqaymo joogtabah ka gaysta deeganada ay ku sugan yihiin shabab

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.