Daawo:Baasto oo ah SenatorAxmed Madoobe qortay ayaa eedeyn ujeediyey Ra’iisalwasare Khayre

baasto

Senator Iftiin Baasto oo kamida senatorada Axmed Madoobe Magaacabay ayaa waxuu eed dusha uga tuuray Ra’iisakwasaraha Somaliya Xasan cali Khayre kaas oo maanta Furay Kalfadhigii 5aad ee Aqalka Sarre Soomaliya.

Senator Baasto ayaa waxuu yiri Ra’iisalwasaare Khayre Marti ahaan ayuu u yimid kulanka balse Kaabba-galaasnimadiisi ayuu la yimid aqalka sare waxaa kaloo sheegay Basto waxaan nasiib darra ah inuu
Madaxwayne Farmaajo xallin-waayo khilaafka labada aqal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.