Sawiro dab xoogan oo ka kacay goob ganacsi oo ku taala guriceel

Dab

Wararka ka imaanaya Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay Kaalin Shidaal iyo goobo ganacsi oo ku yaala guriceel uu ka kacay dab xoogan kaasi oo geystay khasaaro hantiyeed.

Dabka ayaa ahaa mid xoogan waxaa damistiisa ka qayb qaatan bulshada Guriceel lamana oga qaasaraha dabka inta uu dhan yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.