Gollaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa Qaraar Kasoo Saray Doorashada Galmudug iyo Jubbaland

beesha

Gollaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa Qaraar Dheer Kasoo Saray Xaaladda Dalka Soomaaliya waxayna waqti ugu dareen hawgalka Amisom.

Gollaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa waxay Hawlgalkii Amisom waqti dhan hal sano ugu daray si ay uga qayb qaataan ladagaalanka Argagixisada.


Gollaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay waxay kaloo ka hadleen Doorashada maamul Goboleedyada sida Galmudug iyo Jubbaland taas oo ay ku baaqeen inay dhacdo waqtigii loogu talagalay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.