Daawo:Shirweynaha Beelaha Jubooyinka Iyo Gedo Qodobo looga soo horjeedo Axmed madoobe laga soosaaray

jeesow

Shirweynaha Wada-tashiga Isbadal Doonka Beelaha Jubooyinka Iyo Gobalka Gedo oo gaaraya 16 Beelood Ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana kasoo qayb galay xildhibaano katirsan Dowlada federaalka ah ee Soomaliya iyo waxgarad kasoo jeeda jubbaland.

Shirkaan ayaa waxaa lagu cambaareey Dhibaatada Axmed madoobe iyo kooxdiisa ka wadaan Kismaayo waxaana klaga soo saaray bayan lid ku ah Axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.