Ciidamada Danab oo hawgalo kasameeyey Wadada isku xirta Muqdisho iyo Wala weyn

dagaal

Howlgalkaan oo lagu xaqiijiniyay Amniga Wadada dheer ee xirrisa Magaalada Muqdisho iyo degmada Wala weyne ee Gobalka Shabeelada Hoose ayaa Ciidamada komaadooska ee Xoogga dalka waxa ay ku guuleysteen iney Fashiliyaan miinooyin ay dhagar qabayaasha Argagixisada Al-shabaab ay ku doonayeen in ay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed ee Isticmaala Wadadaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.