gedotimes.com
Daawo:Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Degmada Waaciye
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo weftigiisa ayaa kulan gaar ah la qaatay Maamulka degmada Waaciye iyo odayaasha dhaqanka degmadaasi.