Sawiro:Booliiska London oo gudaha ugalay Masjidka Regent Park “London Central Mosque”

Qaybaha kala duwan ee Booliiska London oo ay ku jiraan kuwa ladagaalama Argagixisada ayaa waxay gudaha u galeen Masjidka wayn ee ku yaala Bartamaha London ee layiraahdo
London Central Mosque.

Booliska ayaa waxay cayrsanaayey labo nin oo wado ku dhow Masjidka qof tooray kudilay kuwaas oo ku cararay Gudaha Masjidka tas oo kaliftay inaan salaadii Cisha lagu Tukan Majidka wadooyinka Soo galena Laxiray.

Wararkeena dambe kala socda waxii kasoo baxa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.