Daawo:Shiiq Shaakir iyo Macalin Maxuud oo lagu eedeyey Xasuuq

shaakir

Maamulka iyo Bulshada xeraale ayaa waxay ka hadleen dagaalkii ay ku dhinteen dad kabadan 100 Qof oo Xeraake kagu soo qaaday.

Maamulka Xeraale ayaa waxay Shiiq Shaakir iyo Macalin Maxamuud ku eedeeyeen inay ka masuul yihiin dagaalkii dadka badan lagu laayey ee ka dhacay Xeraale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.