Daawo:Maxaqbaa inan ciil la ooyaa Waa Askari Somaliyeed oo Dhibaataysan

taat

Dhibane katirsan xooga dalka Qeybta 43xaad guutada 10aad ururka 49aad ee kusugan dagmada baardhere Oo katirsan gobolka Gedo Ahmed Abdullahi Taar ayaa dhawaac soo gaaray waxuu isbitaal ugu jiraa mudo 3 sano ah waxuuna ubaahan yahay inuu helo dhaqtar wax kaqabta Caafimaadkiisa.

Dhibane katirsan xooga dalka Axmed Cabdulaahi Taar ayaa sugaan ku cabiray dhibka haysta.
Fadlan Kala Xariira Tel:-00971568493255

Hadey timid qadarti rabi miyaa cidla la iiga tagay
Cadalad wali mahelin
Difaacii qaranka io jecelkii dowladnimo
Nafteyda markan uhuray
Mehelin dowlad iigurmata
Kadamqata dhawaceyga
Away dowladaydiyay dabibkan mudna
Io daryelkii dowladnimo
Ala dowladaydiyay dayac mamudanahay
Maxaqbaa inan ciil la ooyaa
Ala dowladaydiyay difaacada daryeel

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.