Daawo:Garaad Jaamac ayaa Casumay ergadii Beelaha Qayaad iyo Bahararsame

garad

Ergadii Labada Beelood ee Qayaad Iyo Bahararsame ee Ka Qeyb Gashay Shirkii Nabadaynta Jigjiga Ee Caasimada Dowlad Deegaan Soomaalida Itoobiya, Ayaa Waxaa Si Meeqaan Sare Ah Loogu Soo Dhaweyey Magaalada Saaxdheer Ee Gobolka Sool Halkaasi Oo Ku Macsuumay Gaaraadka Guud Ee Gobolada Sool, Sanaag, Cayn, Iyo Gobolka Doollo Garaad Jaamac Garaad Cali.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.