Daawo:Dekada Boosaaso oo DP World waxba kusoo kordhin waxay ka dhinto mooyee

Shirkadda DP WORLD ee laga lee yahay dalka Imaaradka Carabta ayaa Sanadkii hore la wareegtay maamulka Dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga gobolka Bari.

Shirkadda DP WORLD ayaa waxay sheegtay dhaqaale dhan 336 Milyan Doolar inay ku Maalgalinayso Dhismaha Dekeda Boosaaso balse badalkeeda waxay kodhisay canshuurta laga qaado ganacsatada wax qalab iyo horumar ah oo ay kusoo kodrhisay Dekada Boosaaso Majiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.