Ciidamada Kenya oo Burburiyey Xaruntii Shirkadda Hormuud ee Tuulada Jaldeys iyo Hormuud oo Cambaareysay

isgarsin

Shirkada Hormuud Telecom waxa ay cambaaraynaysaa weerarka Ciidamada Cirka Kenya xalay 02:00 am ku burburiyeen xaruntii Jaldyese ee degmada Afmadow.

Waa weerarkii 10 aad laga soo bilaabo July 2018 ay ciidmada Kenya ay burubur ugu gaystaan laamaha shirkada Hormuud ay ku leedahay Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.