Sawiro:Wasiirka Arrimaah Gudaha Soomaaliya oo gaarey Dhuusamareeb

Wasiir

Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta dowlada goboleedka Galmudug.

Waxaa ku soo dhaweyeey garoonka diyaaradaha magaaladaasi mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Goboleedka Galmudug iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada.

Ujeedka socdaalka wasiirka arrimaha Gudaha ayaa la xiriirta sidii uu kulamo kaladuwan uu ula qaadan lahaa madaxda dowlad goboleedka Galmudug,odayaasha Dhaqanka.

Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa xaqiijiyay in uu kulamo la yeelanayo madaxda dowlada goboleedka Galmudug iyo bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.