Daawo:Wasiirka Qorsheynta Soomaliya oo Garoowe soo gaaray

wasiir

Wasiirka Qorsheynta Soomaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo wefti uu hogaaminayo ayaa manta lagu soo dhaweeyey caasimadda Puntland ee garoowe.

Weftiga wasiirka oo ay kamid yihiin khuburo iyo saraakiil ka tirsan wasaaradda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Garoowe kusoo dhaweeyey Wasiiru-dowlaha qorsheynta Puntland iyo masuuliyiin kale oo tirsan Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.