Sawiro:Axmed Madoobe oo Askar wata ayaa soo gaaray Muqdisho

Axmed madoobe

Hogaamiyaja Fashilmay ee jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Axmed Madoobe ayaa waxaa safarkiisa ku waheliya Askar badan lama oga waxa ka dambeeya inuu Askar soo wato balse waxaa loo malaynayaa inuu ka wal walan san yahay in laxiro madaama uu qaarajiyey dad badan oo shacab ah.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.