Daawo:Xildhibaan Idiris oo Shaaciyey inuu Yahay Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland

idiris

Xildhibaan Idiris Cabdi oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya oo laga soo doorto Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed ayaa waxuu ku dhawaaqay inuu yahay Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland.

Musharaxa Xildhibaan Idiris ayaa waxuu sheegay Inuu matala dadka daga Doolow, Luuq, Garbahaaray, Baardheere, Saakow, Bu’aale Jilib, Afmadow, ilaa Kismaayo.

Musharax Idiris ayaa waxuu sheegay inay dad an Jubbaland dagin ay Madax ka yihiid Jubbland waana tan igu kaliftay inaan isu taago xilka Madaxwaynaha Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.