Daawo:Doolow Wasiirka amniga Jubbaland oo Geedka Cambaha hoostiisi kulan la qaatay IOM

janan

Wasiirka Wasaarada Amniga ee Dawlad Goboleedka Jubbaland iyo Wasiir ku xigeenka Xanaanada xoolaha Jubbaland ayaa Geedka Cambaha Hoostiisa waxay ku qaabileen wafdi ka socday Hay`adda Mashaariicda ee IOM kuwaas oo kormeer ku yimid degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Xubnahaan ka socdey Hay`adda IOM oo ka soo kicitimey Geneva ayaa ujeedka socdaalkoodu ahaa hubinta Mashaariicda laga fuliyo Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.