gedotimes.com
Daawo:Madaxwayne ku-xiggeenka Puntland ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Dalladda Bulshada Rayidka ah ee Puntland
Madaxwayne ku-xiggeenka Dawlada Puntland mudane Axmed cilmi cisman (Karaash) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Dalladda Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSA) ee Magaaladda Garoowe.