gedotimes.com
Wasiiro ka tirsan Dowlada oo ka qayb galay Xuska maalinta caalamiga ah Biyaha oo lagu qabtay Muqdisho
Munaasabadan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee biyaha adduunka oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kaladuwan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamar…