Wasiiro ka tirsan Dowlada oo ka qayb galay Xuska maalinta caalamiga ah Biyaha oo lagu qabtay Muqdisho

wasiir

Munaasabadan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee biyaha adduunka oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kaladuwan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya.

ayaa waxaa ka qeybgalay kusimaha wasiirka,tamarta iyo khayraadka biyaha Soomaaliya ahna wasiir kuxigeen mudane Cismaan Libaax Ibraahim,Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta iyo horumarinta Dhaqaalaha,Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaradah Khadiijo Maxamed Diiriye,Wasiirka macdanta iyo Batroolka,,wasiir kuxigeenka caafimaadka Maxamed Siciid ,guddoomiyaha gudiga khayraadka Qaranka,Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare Senator Ilyees Cali Xasan iyo mas’uuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.