gedotimes.com
Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Shaqada ayaa kamida dadka ku dhintay weerarkii ka dhacay Muqdisho
Weerarkii Maanta rag hubeysan oo ka tirsan Kooxda Argagixisada Al-shabaab ay ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa weerarkaas lagu dilay Mas’uul k…