Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Shaqada ayaa kamida dadka ku dhintay weerarkii ka dhacay Muqdisho

wasiirkuxigeen

Weerarkii Maanta rag hubeysan oo ka tirsan Kooxda Argagixisada Al-shabaab ay ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa weerarkaas lagu dilay Mas’uul ka tirsanaa Wasaaraddaas.

Weerarka ayaa waxaa ku geeriyooday Wasiirkii kuxigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ahna Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Saqar Ibraahim Cabdala sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.