Qarax Goordhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax

Waxaa Goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Isgoyska Jubba ee Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, Qiiq iyo uuro ayaa Dgmooyinka Gobolka Banaadir laga arkayay markii uu qaraxa dhacay,kaasi oo jugtiisa laga maqlay inta badan Magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.