Daawo:Taliye indha Qorshe Inta Mudaharaadaysa waa dhumi doontaa wadanigana waa hari doonaa

indho

Taliyaha Ciidanka Qaranka ayaa waxuu amaan usoo jeediyey Madaxwaynaha Farmaajo iyo Ra’iisalwasare Khayre sida ay uga go’an tahay sidii is badal saxa loogu sameyn lahaa loona ogaan lahaa tirade dhabta ah ee ciidmada Soomaliya.

Taliye indha Qarshe ayaa Ra’iisalwasaare Xasan Cali Khayre ku amanay sida uu go’aan adag u qaatahay, waxaa kaloo sheegay Taliye indha Qarshe inta Yar ee mudaaharadka Samaynaysa waa Dhumi doonaan Waxaana hari doonaa Akari wadani ah oo dalkiisa iyo dadkiisa Dhowranaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.