Daawo:Dood ku saabsan Maareynta kala Aragti Duwanaanta Bulshada oo Muqdisho lagu qabtay

dood

Dood waxaa diirada lagu saaray  maaraynta kala’ri duwanaanta oo ay Madsha Kulan ee fikradaha iyo dooduhu-Kulan Forum for ideas and debates soo qaban-qaabisay ayaa lagu qabtay magalaada

MoqdishuDooddan furan ayaa waxaa ka soo qaybgalay haldoorka bulshada-gaar ahaan dhalinyarada, macalimiinta dugsida sare, saxafiyiin iyo agaasimyaal warbaahineed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.