Daawo:Dahabshiil oo iska fogaysay inay Maalgaliso Argagixisada iyo Dagaalka udhaxeeya Somaliland iyo Puntland

dahabshiil

Shirkada Dahabshiil Ayaa Lagu Eedeeyay Warbixin ay Tvga Aljazeera Ka Diyaarisay Oo ahayd Inay Maalgaliso Argagixisada, Sidoo Kale Shirkadan Ayaa Hore Loogu Eedeyey Inay Ka Qaybqaadatay Dagaalkii Kalshaale Iyo Dilal qorshaysan oo kadhacay soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.