Sawiro:Munaasabadii daahfurka Shirkada Daryeel oo kashaqaynaysa Bilicda Magaalada Balanbale

farxiya

Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa laga hirgaliyey Shirkad ka shaqaynaysa Nadaafada waxaa suurta galisay Farxiyo Jeyte “Farxiyo wadani” oo ah shaqsi si firfircoon uga shaqayso Arimaha Bulshada.
Munaasabadii furitaanka Shirkada Nadaafada ee DARYEEL ayaa waxaa ka qayb galay Maamulka Magaalada Balanbale iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Balanbale .


Bulshada Magaalada Balanbale ayaa soo dhaweeyey iyagoo u mahadceliyey Maamulka shirkada Nadaafada Daryeel sida wanagsan ee ay uga qayb qaadanayso Horumarinta iyo Bilicda Magaalada Balanbale.

daryeel
daryeel
farxiya
daryeel

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.